Madaxweynaha Hirshabelle oo saakay kusii jeeda Baladweyne iyo Xiisad halkaasi ka jirta

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsahabelle iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada federaalka saakay oo axad ah kusoo jeedaan magaalada Baladweye ee caasimadda gobolka Hiiraan. Safarka Cali Guudlaawe uu ku tagayo magaalada Baladweyne oo marar badan fashilmay ayaa saakay wararku sheegayaan in uu tagayo si uu u fuliyo qorshihiisa tagitaanka Baladweyne … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo saakay kusii jeeda Baladweyne iyo Xiisad halkaasi ka jirta